waa maxay freelancing
waa in aad si madax banaan u shaqaysatid intii aad u shaqayn laheed qofkale ama shirkad sidaa owgeed maanta waa muhiim in aad barato xirfadaha ugu muhiimsan ee aad ku noqon karto qof si madax banaan u shaysta .
shaqaalanimadu waa ku meel gaar lkn haka dhigan shaqo aad kusii nagaato sababta oo ah malahan isku filnaasho dhaqaale.
maanta waxa aan kuu haya xirfad aad u muhiim ah aadna udhibyar isla markaana aan kaaka baahnayn in aad galiso dhaqaale fara badan.
kaliya waxa lagaga baahan yahay in aad galiso waqti yeelatana dulqaad aad ku sugto in aad gaarto hadafkada lacagsamaynta
matahay qoraa
hadii aad tahay qoraa ama qof ku fiican qoraalka tani waa xirfadaadii adiga oo qoraya maqaalo yay yay oo soo jiidasho leh isla markaana loo sameeyay ciwaano ku haboon ayaad lacag ka samayn kartaa.
sidee xirfada qoraalka looga sameeyaa lacag
waqti xaadirkan dhalin yaro badan ayaa xirfadan lacag ka sameeya iyaga oo isticmaalaya bloging islamarkaana websateka kusoo qora maqaalo qurxan iyo sheekooyin xiisaleh
maxad u baahantahay si aad u bilowdo xirfadan
- in aad hesho website
- in aad hesho taleefan ama computer
- in aad hesho internet
- iyo in aad fahansan tahay xirfadan blogginka
0 Comments